Home > WARARKA > Shiinaha Oo Ay Daadad Kudhinteen 50 qof

Shiinaha Oo Ay Daadad Kudhinteen 50 qof

Friday, June 29, 2012

Daad xooggan ayaa la sheegay inay ku dhinteen 50 qof halka 40 qofna lagu la’ yahay Gobolo Waqooyiga iyo Koonfurta Shiinaha.Roobab mahiigaan ah oo xoog badan ayaa Goboladaas ka’ ayay ilaa iyo juun 20 keedii.

.

Masiibadan waxaa ku burburay in kabadan 34,000 auna waxyeelo kasoo gaadhay 89,000 oo kale deegaanadaas ah.

.

RIA