Home > WARARKA > Masar Oo loo dhaariyay madaxweyne Cusub

Masar Oo loo dhaariyay madaxweyne Cusub

Saturday, June 30, 2012

Qahira,  June 30 , 2012 (Laaska News) -Waxaa hadda loo dhaariyay Madaxweynaha Masar Dr. Maxamed Mursi oo ku guulaystat doorashada Masar.

.

Dhaartan ayaa dhacday 2:00 duhurnimo iyo daqiiqado maanta,waqtiga Somalia, waxayna ka dhacaday magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar.

.

Laaska News