Home > WARARKA > Morse oo Loo Dhaarinayo Madaxtinimada Masar

Morse oo Loo Dhaarinayo Madaxtinimada Masar

Saturday, June 30, 2012

Hogaamiyihii ugu horreeyay ee Masar ay si xor ah dadku udoortaan, Maxamed Mursi ayaa loo dhaarinayaa sabtiga inuu noqda madaxweynaha ugu horreeya ee dimoqraadi ah ee Waddanku yeesho.Kadib markii uu ku guulaystay  doorashadii sida ba’an laysaga soo horjeeday,codadka la kala helayna laysku khilaafsanaa kadibna la xaqiijiyay sidaana ay guusho ku raacday.
Morsi ayaa kasoo jeedaa xisbiga Walaalaha Muslimiinta,xisbigaas oo cadaadis dheer kalasoo kulmay xukuumadihii dalka soomaray,sidoo kalana laga ilaalinayay anay kusoobaxaan awoodda dalka,taasoo baqdin laga qabo imay wax kabadalaan awoodda iyo siyaasadaha bariga dhexe.

 

Waxaana muuqta in ay wali hawli taagan tahyay oo la’eegayo halka ay ku dambayn doonta awoodda rasmiga ah ee Masar oo ah awoodda ciidamada iyo sida ay dhaqaale u heli doonto xukuumadda uu soo dhiso ama uu madaxweyne ka noqdo madaxweynaha cusub.

 

.

 

June 30,2012

Laaska News.