Home > WARARKA > Ciidamada Suuriya Oo Lawareegay Magaalada Duma

Ciidamada Suuriya Oo Lawareegay Magaalada Duma

Sunday, July 1, 2012

Laaska News July 1, 2012

Mucaaradka Suuriya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay lawareegeen gacan kuhaynta magaalada Duma ee udhaw caasimadda Dimishiq.Ciidamada malatariga ayaa dhawr cishaba ku hayay go’doomin magaaladaa iyasoo lagu garaacay hubka laga tuuro qoryaha Artalariga.

.
Marka laga eego warka qolyaha u dhaqdhaqaaqa mucaaradka,tobonaan qof ayaa lagu dilay ama kudhintay weerarka rasaasta,in badan oo daganaa magaalada ayay arrintaasi ku keentay inay ka cararaan.Kuwa koharayna waxaysan haysan cunto,biyo iyo koronto.

Sida ay qortay VOR oo soo xigatay BBC da ingiriisiga.
Laaska News