Home > WARARKA > Falaagada Suuriya Oo Diiday Qorshihii Geneva

Falaagada Suuriya Oo Diiday Qorshihii Geneva

Monday, July 2, 2012

Wakiilada falaagada Suuriya ayaa diiday go’aankii dhawaan kasoobaxay shirkii Geneva,sababtii ah ma doonayaan ionay wadahadalo lagalaan madaxweyne Bashar Asad sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee AP.
.

Mucaaradku waxay sheegeen in in kastoo waxyaalaha qorshaha ee lasoo jeediyay qaarkood ay ku jiraan “kuwo hagaagsan” guud ahaan, haddana maaha mid la aqbali karo sababtoo ah waxaa kujira inuu xisbigii wadanka hogaaminayay ee macnaha ay is khilaafsanaayeen ee dirirtu dhexmartay inuu haddana xalkii ka qayb qaadaato xalkii.

“warkii oo dhan cod isd aaminaysa ma jirto,waxaana laga shaqaynayaa sida waddankaa dhidan iyo madaxweynaheeda la rogo sheekadu ma dhawa”.

.
Waxaa intaa dheer falaagada ruuxoodu raali kuma aha qordhaha aan lahayn waqti go’an oo lagu xaliyo khilaafaadka.

July 2, 2012.