Home > WARARKA > Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Khartuum Lagauna Soo Dhaweeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Khartuum Lagauna Soo Dhaweeyay

Tuesday, July 3, 2012

Laaska News    July 3,  2012

Photo:RM

Khartuum,3 July -Madaxweynaha J.Soomaaliya Md. Shiikh Shariif Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Khartuum ee dalka Sudan.
.

Madaxweyne Shariif oo fiidnimadii kasoo dagey gagida dayuuradaha ee Khardum sida lagu sheegay warbaahinta qaranka ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir.