Home > WARARKA > Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Dalka Ruwanda

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Dalka Ruwanda

Friday, July 6, 2012

Laaska News    July 6,  2012

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane  Shiikh Shariid Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa shalay galinkii dambe gaadhay halkaa sida warbaahinta dawladdu ay sheegtay.

.
Waxaana halkaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha dalka Ruwanda Ball Kigame.

.

Laaska News