Home > Japan, WARARKA > Shirka Tokyo Ee Deeq Bixiyaasha Caalamk Oo Lagu Go’aaminayo Gargaar Afganistan Lasiiyo

Shirka Tokyo Ee Deeq Bixiyaasha Caalamk Oo Lagu Go’aaminayo Gargaar Afganistan Lasiiyo

Saturday, July 7, 2012

Laaska News  Jul 7, 2012

Shirka Tokyo ee looga hadlayo Afganistan waxaa meel laysla dhigayaa in lasiin doono waddankaas lacag dhan 16 – bln oo lagu caawinayo ilaa sanadka 2015 ka,sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Japan Mr. Koichiro Gemba .

.
Waxa uu sheegay in Japan ay tahay ka ugu badan (deeq bixinta) ama ugu muhiimsan deeq bixiyayaasha caalamka ee Afganistan ayna bixinayaan 3 bln oo Dollar, 5 sano ee soosocato,halka 1bln lasiinayo jaarkeeda ee ay saameeyeen dagaaladu.

Sidaana waxaa sheegtay VOR oo soo xiganaysa AFP.
.

Shirka Tokyo ee Deeq bixiyaasha caalamk ee Lagu go’aaminayo gargaar lasiiyo Afganistan ayaa lagu wadaa inuu furmo maalinta Axadda ah.

.

Guleed.

Laaska News.