Home > WARARKA > Tirada Dhimashada Oo Gaadhay 99 Qof Daadad Kadhacay Koonfurta Ruushka

Tirada Dhimashada Oo Gaadhay 99 Qof Daadad Kadhacay Koonfurta Ruushka

Saturday, July 7, 2012

Daadad iyo fatahaad ka dhashay roobab xooggan oo Kadhacay Gobolka Krasnodar ee Koonfurta Ruushka ayaa dadka kudhintay ay gaareen 99 qof halka markii hore ay ka ahaayeen 87,sida Bolisku ay sheegeen Sabtiga Maanta ah.

AFP