Home > WARARKA > Xiisaddii Suuriya Oo Ciin Daaqday Iyo Quwadihii Caalamka Oo U soobaxay Semi-final

Xiisaddii Suuriya Oo Ciin Daaqday Iyo Quwadihii Caalamka Oo U soobaxay Semi-final

Saturday, July 7, 2012

Shirkii Paris Ee Suuriya Oo Ku Baaqay Qaraar Cusub oo Laga Soo saaro Suuriya.

Shir ka dhacay Paris oo dawlado caalamka ah ay kaga hadleen arrinta Suuriya ayay waxay ku baaqeen in Golaha Amnigu uu qaraar cunaqabatayn ah kasoosaaro Suuriya si bay yiraahdeen loo dhameeyo qaska kataagan Suuriya,loona fududeeyo ama la sahlo in dalka isbadal siyaasadeed uu ka dhaco.
.

Wafuud kasocota 107 dawladood iyo ururo caalami ah ayaa usoo jeedidyay golaha amnigu insi dhaqso ah ay qaraar usoo saaraan kadib markii ay jimcihii ku kulmeen Paris.

.

Baaqa ay soo saareen kulankooda kooxdan isku magacawday saaxiibada Suuriya waxay isku raaceen in madaxweynaha Suuriya Bashar Al Asad uu kaadago xukunka.

.
Waxay kaloo soo saareen in loobaahan yahay in loofidiyo taageero xoogaga falaagada ah ee kasoohorjeeda xukuumadda,waliba ay ku jiraan waa taageeriste qalabka isgaarsiinta.

.
Asbuucii hore ayay ahayd markii 5 ra wasiira Arrimaa Dibadeedka 5 ta Golaha Amniga iyo Kofi Anan ay ku heshiiyeen in dawlada wadajir ah laga dhiso Suuriya oo ay ku wada jiraan Falaagada iyo Dawladda.

.

Waxaan shirkaa aan ku jirin dawladaha Shiinaha iyo Ruushka,waxaana durbadiiba jawaab bixiyay Ruushka kadib markii bayaanka laga soosaaray shirkii Paris hadalna kasoo yeedhay wasiiradda Dibadda clinton.

“Saaxiibada Suuriya” kulankoodu  waa mid aan siyaada ahaan  sax ahayn waana” immoral” – sidaa waxaa yidhi afhayeenka Arrimaha Dibadda Ruushka.
“Friends of Syria” meeting politically incorrect and immoral – Russian Foreign Ministry.

Related:

Paris meeting on Syria calls for new UN resolution

‘No to another Libya in Syria’s skies’ – Moscow

Jul 7, 2012