Home > News > Soomaaliya-PM Gaas Oo Kasoo Laabtay Socdaal

Soomaaliya-PM Gaas Oo Kasoo Laabtay Socdaal

Monday, July 9, 2012

Muqdisho,Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof.Gaas ayaa maanta dalka ku soolaabtay,waxaana lagusoo dhaweeyay Adan Adde Airport Muqdisho.