Home > WARARKA > Giriig – Qarax Kadhacay Caways Kuyaal Atanis

Giriig – Qarax Kadhacay Caways Kuyaal Atanis

Monday, July 16, 2012

Laaska News   July  16, 2012

Qarax xooggan ayaa la sheegay inuu ka dhacay kalaab  ama caweyska lagu caweeyo oo kuyaal magaalada Athens Axaddii.

.
Qaraxan ayaa la sheegay inuu dhacay waqti maalinnimo ah oo uu xidhnaa Cawaysku,wuxuuna ahaa mid quwad badan oo duniyay gidaar kamid ah gidaarada night club ah.
.

Dhawr guri oo ladaris ahaa iyo baabuur taalay barxadda ladhigo baabuurta oo u dhawayd ayaa wax ka soogaareen.

.
Lamana sheegin cid ama dad ay waxyeelo nafeed kasoo gaadhay qaraxaas.

Sidaana waxaa qortay Shabakadda ay leedahay VOR oo soo xiganaysa  RIA July 15 keedii 2012. Warka oo dhan oo af ingiriisi ah hoos ka akhri.

.

Laaska News

.

Warka La Xidhiidha

Greece – Explosion at night club in Athens