Home > TFG Somalia, WARARKA > Muqdisho -Qarax Kadhacay Oo Gaystay Geerida Xildhibaan TFG

Muqdisho -Qarax Kadhacay Oo Gaystay Geerida Xildhibaan TFG

Monday, July 16, 2012

Laaska News  July  16,  2012

Muqdisho, July 16,2012 – Waxaa lagusoo waramayaa in qarax kadhacay maanta magaalada Muqdisho uu kudhintay xildhibaan katirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya, sidoo kalana ka mid ahaa xukuumaddii PM Farmajo, kana soo qabtay xilka Wasiirka Ganacsiga,laguna magacaabo Maxamuud Cabdi Ibraahim “Garweyne”.

 

Warbaahin kaladuwan oo soo xiganaysa ilo kala duwan oo goobtaa ka ag dhawaa ayaa ku waramay ama la ga dhagaystay in qaraxu haleelay gaadhigii u watay Xildhibaanku.

 

Warbaahinta dawladda ayaa lagu sheegay in qaraxu uu ka dhacay agagaarka bacaadelaha ee degmada Xamarweyne,warbaahinta ii soo xiganaysa Boliska ayaa sidoo kale sheegtay geerida xildhibaanka.

 

Waxaa kale oo la sheegay in ilaa 5 qof kale ay ku dhaawacmeen.

 

 

 

Warka Idaacadaha.

 

 

Related Articles:

 

TFG  PM Farmajo: Liiska Golaha Wasiirada