Home > Sports, WARARKA > Olombiga London Oo Furmaya

Olombiga London Oo Furmaya

Monday, July 16, 2012

Laaska News  July  16, 2012

Wafuudi cayaartooyda ayaa soo gaaraya Tuulada Olombiga ee London waxaana lagu wadaa in si rasmi ah loo furo galinka dambe ee maanta.

.
Qiyaastii 1600 oo cayaartooy iyo xubno wafuud ah isugu jira ayaa imanaya tuulada Olombiga,sida ay kuwarantay  Taass.

.

Laaska News.