Home > WARARKA > Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Kusoo Laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Kusoo Laabtay

Tuesday, July 17, 2012

Laaska News  July 17, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay galinkii dambe kusoo noqday dalka.
.

Waxaana wafdiga madaxweynaha Si diiran loogu soo dhaweeyayay Gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee Muqdisho.
.

Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ayaa ka soo qayb galay shirkii Madaxda wadamada midawda Afrika ee lagu qabtay xarunta Midawga Afrika ee Addis-ababa.

Laaska News