Home > WARARKA > Xadka Suuriya-Turki Oo Ku Dhaw Goob Dagaal

Xadka Suuriya-Turki Oo Ku Dhaw Goob Dagaal

Monday, July 23, 2012

Laaska News July 23, 2012

Sida ay ku warameen warbaahinta Turkiga,Turkigu wuxuu u dhaqaajiyay xadkiisa uu la leeyahay Suuriya 5 kale oo sawaariikhda batariga ee Lidka diyaaradaha.

.
Warbaahinta Suuriya waxay sheegtay in ciidamada Suuriya ay helicopter qoryuhu ka dhacaan ee dagaalka ay u adeegsadeen qiyaastii 150 qof oo ay ku sheegeen inay ahaayeen dagaalyahanno qaacido ah oo isku dayay inay usoo gudbaan dhulka Suuriya kana yimid xagga Turki.

.

Isla waqtigaa, kooxda falaagada Suuriya ee loo yaqaan Ciidamada Suuriya ee xorta ah ayaa sheegay inay qabsadeen dhammaan saddexda xad ee ugu muhiimsan ee ay leedahay Suuriya ee looga gudbo Turki.

.

Jul 22, 2012

VOR.

Warkan oo Ingiriisi ah halkan ka akhri:

Turkey-Syria border almost war zone + Related Articles