Home > TFG Somalia, WARARKA > “Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275” – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga

“Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275” – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga

Tuesday, July 24, 2012

Laaska News  July 24, 2012

“Ergayga gaarka ah oo sheegay in Beesha caalamku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275”

Muqdisho, Jul 23 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Mahiga ayaa sheegay in la’ ogolaaday in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275.

.

Ergay Mahiga oo hadal ka jeediyay madasha shirka odayaasha dhaqanka ee kulankii Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya uu la yeeshay Odayaasha dhaqanka soomaaliyeed ayaa sheegay in caalmku ogolaaday in xubnaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelanayso laga dhigo 275.
.

“in Beesha caalmku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275”
,
“maadaama ay odayaasha dhaqanku ay soo jeediyeen arrintaas” sidaana waxaa qortay warbaahinta qaranka ee RM – (Codka J. S.)