Home > WARARKA > Gaana – Madaxweynihii Oo Geeriyooday

Gaana – Madaxweynihii Oo Geeriyooday

Wednesday, July 25, 2012

Laaska News July  25,  2012

EPA

Madaxweynihii dalka Gaana John Atta Mills oo da’diisu ahayd 68 jir ayaa 24 ka Luulyo ku geeriyooday isbitaal kuyaal caasimadda dalkaas ee Akra.

.
Geeridiisa waxaa sheegtay Reuters oo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay maamulka madaxtooyada.

.

Madaxweynaha geeriyooday ee John ayaa qabtay xukunka kadib markii uu ku guulaystay doorashadii 2009 ka.

.

Horraantii 1997 ilaa 2001 dii  wuxuu ahaa madaxweyne kuxigeenka dalka Ghana.

.

Laaska News