Home > WARARKA > Madaxweyne Kuxigeenkii Ghana oo Loo Dhaariyay Madaxweyne

Madaxweyne Kuxigeenkii Ghana oo Loo Dhaariyay Madaxweyne

Wednesday, July 25, 2012

Laaska News July 25, 2012

Madaxweyne kuxigeenkii dalka Ghana oo lagu magacaabo John Dramani Mahama ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Ghana saacado kadib markii uu madaxweynihii si kadis ah u geeriyooday.

.

Waxaana shir degdeg ah yeeshay baarlamaanka waddankaas ,marka loo eego dastuurka waddankaas madaxweyne kuxigeenku wuxuu xilka haynayaa ilaa intaa ka dhiman waqtigii uu hayn lahaa madaxweynaha geeriyooday oo ku ekaa bisha Disember.

.

Laaska News