Home > Shirarka, WARARKA > Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay

Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay

Wednesday, August 1, 2012

Laaska News August 1, 2012

Photo:File

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa ayaa maanta xarunta uu shirka  ee Iskuulo Boliisiyo ee Magaalada Muqdisho ku ansaxiyay si kumeel gaar ah Dastuurka dalka.Waxaana lagu soo waramayaa in Ergada shirka timid ay tiradoodu ahaayeen 645,waxaana 621 oo Ergada kamid ah ay u codeeyeen haa,13 Ergeyna ay u codeeyeen Maya halka 11 kamid ah Ergada ay ka aamuseen.

.

Waxaa horrey loo sheegay in tirada ergada ah ee shirkaa lagu casuumay ay tiradoodu ahaayeen 825.

.
Waxaa kale oo lagu soowaramayaa in fal is qar xin ah uu ka dhacay meel kabaxsan halka uu shirku kasocda,halka wararka qaarna ay leeyihiin inuu ku dhintay hal askari.
.
Laaska News