Home > POLITICS, WARARKA > Syria – A video of four large convoys of Syrian Arab army in Aleppo (August 3, 2012)

Syria – A video of four large convoys of Syrian Arab army in Aleppo (August 3, 2012)

Saturday, August 4, 2012

Laaska News  August 4,  2012                        ( Somali – French – English)

Photo: You Tube

Waxaad halkan ku arki doontaa ciidamo iyo baabuur kolanyo ah oo ay ku jiraan afar kaare xamnaar,Buses,baabuur yaryar,baabuurta dagaalka ayay falaagadu  ugalaysaa jidka, ciidamadaasi xoog ayay ku jiidhayaan waa meel magaalo ah oo la yiraahdo ariixa, waxaana la sheegay wararka qaar in kolonyo kale gaadhi tikniko ah wax loo gaystay oo uu cadilmay,ciidamadaasina waa ciidamada aad maqasheen oo galay magaalada Xalab sida wararka lagu sheegay.Waxaase la yaab leh in nalaku qabsaday  You Tube ga markii aan galinay meel kale oo aannu warar kale galinay, waana laga saaray,Video gu waa aamusan yahay laakiin waxaa ku dul qoran far carabi,waxaadna arki doontaa ciidankii oo gudbaya iyo rasaasta qaarkeed.

.

Kuma jiraan cid la arkayo iyadoo ladilayo ana wax loo gaysanayo, arrinta marka annaga naloo ku diiday waxaan ka badin weynay qoraalo carabi iyo faransiis ah oo aannnu turjunay inaan la ogolayn inay ku baxaan afka Ingiriiska savavtoo ah, magaranayno wax khalad ah oo aanu gaysanay xagayaga,waxaase maalmahan dambe soo kor dhay dagaalkii oo u wareegay xagga internetka waxaana hawada laga saaray shabakado waaweyn ama war been ah lagu qoray,waxaana kamid ah kuwa warka beenta ah lagu qoray Reuters oo ay udambaysay!!!!

.

Maxaanse annagu ku dooranay oo aannu udaba joognaa video-gan, magaaladan jidka la’isugu galay markii lays rasaaseeyay wax dad ah ma aanan arag gaadhi ordaya mooyaane,waxaase dhacday in mar kaliya Video ga aad ku arkaysid raxan digaag ah oo qax ah oo cararaya!!!!

.

Waxaad marka ka qiyaas qaadataa qaxa digaagaa – waxa kasocda Suuriya inta ay la’eg yihiin!

.

Waxa kasocda Suuriya wax la qiyaasi karo maaha waxaan isleeyahay waxaa meeshaa ku dagaalamaya waa dawlado, waxaana laga shaqaynayaa in dalkaas loo burburiyo dad ahaan iyo dawlad ahaanba, quwadaasina ay meesha kabaxdo.

.

Mase kulatahay waxa dagaal o soconaya meelkasta in uu garab socda suuqa hubka.

.

Waxaad isweydiisaa xuquuqal insaanku goorta uu shaqeeyo  iyo halka uu ka shaqeeyo.

According to Syria Tube, four large military convoy of the Syrian Arab Army were heading to the city of Aleppo.

The rebels have tried to stop them burrowing in on trucks and buses, convoys … did not want to stop and they continued their journey.

A few moments later, rebels were shelling the Syrian Arab Army.

Source : ALGERIA ISP

FG:haddii aad VUDeo ga aad ka weydo halkan koobi ku samee Line ka hoose.

Source: http://www.algeria-isp.com/actualites/politique-syrie/201208-A10936/syrie-une-video-grands-convois-armee-arabe-syrienne-alep-aout-2012.html

French

Syrie – Une vidéo de 4 grands convois de l’armée arabe Syrienne à Alep (3 août 2012)
Publié le 03/08/2012 à 12:42
Source : ALGERIA ISP

ALGERIA ISP/ Selon Syria Tube, 4 grands convoi militaire de l’armée arabe Syrienne se dirigeaient
vers la ville de Alep. Les mercenaires et les terroristes ont essayé de les empêcher en terrant sur les camions et bus, … Les convois ne voulaient pas s’arrêter et ils ont poursuivi leur route.
Quelques instants après, les terroristes et mercenaires ont reçu des obus de l’armée arabe Syrienne.

Photo: You Tube

Photo: You Tube

Photo: You Tube