Home > SOCIETY, WARARKA > Suuriya- Ciidamada Oo Furtay Wariyayaal Afduub Loo Haystay

Suuriya- Ciidamada Oo Furtay Wariyayaal Afduub Loo Haystay

Thursday, August 16, 2012

Laaska News  August  16, 2012

Ciidamada Dawladda Suuriya Waxay furteen saddex wariye oo ka tirsanaa TV ga Al Ikhbaariya kuwaas oo Jimcihii lasoo dhaafay laga qabsaday meel kabaxsan Dimishiq,ayna qabsadeen falaago katirsan ciidanka Xorraynta Suuriya.

Sidaa waxaa qortay VOR oo soo xigatay  TASS

Syria: gov’t troops free abducted reporters

By VOR.

yria’s government troops freed three journalists from the Al-Ikhbariya TV station who were seized last Friday outside Damascus by rebels from the Syrian Liberation Army.
A video was posted on the web later featuring one of the journalists, Yara Saleh, known for her daring reporting, wearing traditional Muslim clothes.

The freed reporters thanked the Syrian army for the release.

“Rebels will achieve nothing. God protects Syria and its army”, Saleh said.

TASS