Home > WARARKA > Suuriya – Ururka Islaamka Oo Ka Joojiyay Xubinnimadii

Suuriya – Ururka Islaamka Oo Ka Joojiyay Xubinnimadii

Thursday, August 16, 2012

Laaska News  August  16, 2012

Ururka Iskaashiga Islaamka oo laba maalmood shir aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Barakaysan ee Maka ayaa hogaamiyayaashu xaqiijiyieen joojinta xubinnimada dalka Suuriya ay ku leedahay ururkaa.
Warkaasina wuxuu kamid yahay warmurtiyeedka kasoobaxay dhamaadka Shirka.

 

Waxaa kale oo ka qayb galayaashu ay carabka ku adkeeyeen in ay lagamamaarmaan tahay ilaalinta midnimada Suuriya,waxayna ku eedeeyeen madaxda Suuriya “dilista kumaankun dad rayad ah oo aan waxba galabsan (aan dambi lahayn)”.

 

Organization of Islamic Cooperation suspends Syria’s membership

 

Gathered in the holy city of Mecca for a two-day Extraordinary Islamic Solidarity Summit, the leaders confirmed suspension of Syria’s membership in the international body. This information is contained in the final statement of the summit.

 
Participants also stressed the need to preserve the integrity of Syria, and accused its leaders of “killing thousands of innocent civilians”.

 

The Organization of Islamic Cooperation was founded in September 1969 to ensure Islamic solidarity in the social, economic and political spheres. It comprises 57 member-countries.

 

VOR.