Home > SOCIETY, WARARKA > Venezuela – Dhimashada Qarax Sifayn Shidaal Oo Gaadhay 41 Qof

Venezuela – Dhimashada Qarax Sifayn Shidaal Oo Gaadhay 41 Qof

Monday, August 27, 2012

Laaskanews  August  27,  2012

Qarax ka dhacay sifayn Batrool oo ku taala Venezuela, gaystayna waxyeelo farao badan ayaa la sheegay in dadka ku geeriyooday ay tiradoodu gaadhay 41 qof.
.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay sifaynta lagu magacaabo Amuay oo ku taala Galbeedka waddanka,uuna ka dhashay kadib markii tuuboobo gaaska qaada ay sii daysay,shilkan ayaa dhacay saacadihii hore ee Sabtidii.Wasiirka Shidaalka iyo Macdanta Rafael Ramirez ayaa goor sii horreysay warbaahinta ka sheegay in warshaddu ay shaqadeeda dib ubilaabi doonto laba maalmood kadib marka ay kooxa dab damiska ah ay damiyaan ololka.
.

Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in Venesuela ay haysato kayd shidaal oo ku filan oo ay isaga ilaaliso in shidaal yaraan dhacdo.
.

Axaddii waddanku wuxuu bilaabay saddex cisho oo tacsi qaran ah oo loo samaynayo dadkii ku wax yeeloobay qaraxa Amuay.

 

.

 

Venezuela blast deaths reach 41

 

The death toll at an oil refinery in Venezuela, heavily damaged by a gas explosion, has climbed to 41.

 

The explosion at the Amuay facility in the west of the country, caused by a leaking gas pipe, happened in the early hours of Saturday. Oil and Mining Minister Rafael Ramirez earlier said the plant could resume operation two days after firefighters had put out the flames.
The authorities say Venezuela has enough fuel in storage to avoid shortages at the pump.

On Sunday the country started three days of mourning for the victims of the Amuay blast.

TASS

By: VOR.

 

 August  27,  2012

.