Home > WARARKA > Somalia -Ciidamada Huwanka Ah Oo Lawareegay Marka

Somalia -Ciidamada Huwanka Ah Oo Lawareegay Marka

Tuesday, August 28, 2012

Laaskanews  August  28, 2012

Muqdisho – Aug.27- Waxaa lagu soo waramaya in ciidamada huwanka ah (TFG da & AMISOM) ay maanta la wareegeen gacan ku haynta magaalada xeebta ah ee Marka ee xaruunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose.

.
Sida warbaahinta kuwarantay ma jiraan iskuhorimaad qasaare gaystay oo la sheegay inuu ka dhacay deegaankaa ay ciidamada dawladda iyo kuwa midawga Afrika ee AMISOM ay maanta la wareegeen gacan kuhaynteeda.

.

Waxaana la sheegay inaanay isgaarin labada dhinac ee la ka lawareegay magaalada ee   Shabaab   iyo ciidamada TFG – AMISOM.

.

Mana jiraan warar faahfaahsan oo laga sheegay isbadalkan.

Laaska News