Home > Baarlamaan 2012 > Somalia -Guddoomiye Ku-Xig. Koowaad Ee Baarlamaanmka Oo La Doortay

Somalia -Guddoomiye Ku-Xig. Koowaad Ee Baarlamaanmka Oo La Doortay

Wednesday, August 29, 2012

laaska News  August 29, 2012

Muqdisho – Doorashada tartanka  Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka soomaaliya oo ay u tartamayeen 4 xubnood ayaa dhamaatay, mudanayaasha utartamayay doorashada ayaa waxay wareeggii 1aad ee doorashada  kala heleen sida soo socota:
.

Wareegga 1aad:

.

Jeylaani Nuuraani Iikar 91
Cabdiwali Sh.Ibraahim Muuday 58
Bashiir Maxamed Jaamac 30
Maxamed Cabd Xayir 30
.
Waxay ahayd in labada mudane ee Jeylaani iyo cadiwali inay wareegga labaad ee doorashada ay mudanayaashu u coddeeyaan mase dhicin kadib markii uu ka hadhay Cabdiwali.

.
Waxaan Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Baarlamaanka ku guulaystay:

.
Jeylaani Nuuraani Iikar