Home > Baarlamaan 2012 > Somalia – Wafdi Kasocda Beesha Caalamka Oo Dalka Yimid

Somalia – Wafdi Kasocda Beesha Caalamka Oo Dalka Yimid

Wednesday, August 29, 2012

Laaskanews  August  29,  2012

Wararka ka imanaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in wafdi kasocda caalamka uu dalka yimid.

.

Wafdigan ayaa lagu soo waramayaa inay kulamo la qaateen guddoonka cusub ee Baarlamaanka.

.

Warar huru dhac ah ayaa sheegaya in ay wafdigani ay muujiyeen inay taageer san yihiin Baarlamaanka cusub  iyo Guddoonka la doortay.

.

Laaska News