Home > WARARKA > Itoobiya “Malez” Oo La’aasay

Itoobiya “Malez” Oo La’aasay

Monday, September 3, 2012

Aug. 2 – R/wasaarihii hore ee Itoobiya Malez  Zenawi ayaa la sheegay in maanta lagu aasay magaalada Addis-Ababa kadib markii dalkaas looga sameeyay baroor diiq iyo kulan ay qayb galeen qaar ka mid ah madaxda afrika.