Home > SOMALI ELECTIONS > Somalia -Liiska Musharaxiinta Doorashada Madaxweynaha Somalia Oo Guddiga Doorashadu Ku Dhawaaqay (Sept. 6, 2012)

Somalia -Liiska Musharaxiinta Doorashada Madaxweynaha Somalia Oo Guddiga Doorashadu Ku Dhawaaqay (Sept. 6, 2012)

Thursday, September 6, 2012

Laaska News  Sept. 6,  2012

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa caawa soo saaray musharaxiinta u tartamaya doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya,musharaxiintaas oo buuxiyay shuruudihii doorashada ee uu soo jeediyay guddiga doorashada,waxayna tiradoodu tahay 25 musharax.

.

Doorashada madaxweynaha ayaa lagu wadaa in la qabto 10/9/2012.

.

Musharaxiinta ayaa la sheegay inay labada maalmood ee foodda inagu soo haya  ay baarlamaanka hortagi doona oo ay  ka jeedin doonaan barnaamijkooda musharaxnimo.

.
Afhayeenka Guddiga Doorashada ayaana kaga dhawaaqay caawa (6/9/2012) , caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

.

Magacyada musharaxiinta -u tartamaya  Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia – ee laqabanayo  haddii Alle Idmo  ( Sept 10, 2012)  ee Guddiga Doorashada uu shaaaciyay waxay  magacyadoodu kala yihiin:

 

.
1. Axmed Ismaaciil Samater.

.
2. Ibraahim Cali Xuseen.

.
3. Bashiir Nuur-Bidaar Xasan.

.

4. Xasan Shiikh Maxamuud.

.
5. Xuseen Khaliif Jaamac.

.
6. Saciid Ciise Maxamuud.

.
7. Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.

 .

8. Salaad Cali Jeelle.
.

 
9. Shariif  Shiikh Axmed.

.

.
10. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

.

11. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi.

 .
12. Cabdiraxmaan Macalin Cabdillaahi (Baadiyaw).

 .

13. Cabdiqaadir Cosoble Cali.

 .

14. Cabdillaahi Amed Caddaw.

 .

15. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex).

.
16. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

 .

17. Cali Maxamed Ismaaciil Yaasiin.

.
18. Cismaan Maxamed Gacal.

 .

19. Cumar Salaad Cilmi.

.

20. Maxamed Axmed Saalax.

.
21. Maxamed Cadilaahi Maxamed (Farmajo).
.

22. Maxamed Cabdillaahi Oomaar.

.
23. Maxamed Cabdiwali Shiikh Yuusuf.

.
24. Maslax Maxamed Siyaad.

.

25. Yuusuf Garaad Cumar.

 

.

END.

.

.

Somalia Election 2012:Qaylo Kama Yeerin Guddiga Doorashada,Codsiyada Murashaxiinta Plus,Qabashada Oo Ku’eg Sept.6