Home > SOMALI ELECTIONS, TFG (A+) > Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO

Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO

Monday, September 10, 2012

Laaska News  Sept. 10,  2012

(Somali presidential Election  2012)

Banaanbax ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sept. 9, 2012 oo lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed ( Farmajo) oo u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Photo: Former Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi  Mohamed (Farmajo) and his supporters in Somali capital of Mogadishu (Sept. 9, 20120 ).

 

 

.

Photo: RM  (Codka J.S.).

.

Laaska News