Home > SOMALI ELECTIONS > Somali Election 2012- Laba Musharax Oo Usoo Baxay Wareegga 3aad (Sep. 10,2012)

Somali Election 2012- Laba Musharax Oo Usoo Baxay Wareegga 3aad (Sep. 10,2012)

Monday, September 10, 2012

Laaska News Sept. 10, 2012

Kadib markii wareeggii labaad ay u gudbeen 4 musharax oo kala ah:

.
waxaa tanaasulay laba musharax waxaana laga gudbay codaynta wareegga labaad.
.
Sidaa awgeed waxaa wareegga 3aad u gudbay oo loo coddaynayaa labada musharax ee kala ah:
.

Musharax Shariif Sh. Axmed
.

Xasan Sh. Maxamuud.
.

Waxay laba da musharax ku kala badinayaan cod dheeri
kii hal cod dheeraada ayaa ku guulaysanaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

.

Laaska News