Home > PUNTLAND > Puntland Oo Golaheeda Wasiirada Wax Ka Badashay, Magacaabis, Xilkaqaadis (Akhri Liiska)

Puntland Oo Golaheeda Wasiirada Wax Ka Badashay, Magacaabis, Xilkaqaadis (Akhri Liiska)

Sunday, September 16, 2012

Laaska News.

Garowe–  (Sept. 15) -Waxaa lagusoo waramayaa in Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamuud (Faroole) uu isbadal,isku shaandhayn, magacaabis iyo xilkaqaadis kusameeyay Golihiisa wasiirada ee xukuumadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland sida lagu sheegay wareegto qoraal ah oo kasoo baxday madaxtooyada oo ku astaysan xeer Lr. 96 kuna taariikhaysan Sept.15, 2012,lana gaarsiiyay warbaahinta.

.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in magacaabis & isku-shaandhayn lagu sameeyay Golaha xukuumadda ee Dawlad Goboleedka Puntland,uuna qoraalkaa ku saxiixan yahay.

.
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.
Madaxweynaha Dawladda Puntland.

.

Halkan waxaad ka akhrisaa sida ay tahay magacaabistu,isku shaandhaynta iyo xilka qaadista.

.

.
Liiska  Wasiirada   La magacaabay:

.
1. Cali Axmed Gamuute.                           – Wasiirka W. Ganacsiga & Warshadaha.
.

2. Inj. Maxamed Caydiid Ibraahim.         –  Wasiirka W. Warfaafinta,Isgaarsiinta

.
3. Xaliima Xasan X. Cismaan.                      – Wasiiradda Wasaaradda     Arrimaha Haweenka & Qoyska.
.
4. Xasan Yaasiin Maxamed  –                   – Wasiirka W. Duulista Hawada & Garoonada.

.
.
Liiska Wasiiru-Dawlaha.

.

.

5. Sayid Maxamed Cabdulle.          –            Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta, Xiriirka Caalamiga & Arrimaha Federaalka.
.

6. Maxamed Maxamuud Cali Bile ( M. Deeq).   -Wasiira Dawlaha Amniga Madaxtooyada.
.

7. Saleemaan Maxamuud Saciid.            -Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Deegaanka,Dalxiiska & Duur Joogta.
.
8. Cabdiqani Salaad Yuusuf.              -W/Dawlaha Wasaaradda Kaluumaysiga & Khayraadka Badda.

.
9. G/Sare C/hi Jaamac Cali.                       – Wasiiru- Dawlaha Wasaaradda Amniga & DDR.
.
10. Maxamuud Maxamed Idiris.             – Wasiiru – Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.

.

.

Liiska Wasiir Ku -Xigeenada.

.
.
11.Cabdiraxmaan Maxamed Xasan       – Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda

.

12.Axmed Ibraahim Cabdiraxmaan.     – W/ku-xigeenka W. Qorshaynta
.

13. Jaamac Yaasiin Jaamac.
   Maxaned Cabdullaahi Bootaan.            – Wasiir-xigeenada W.Waxbarashada.

.

14. Bashiir Jaamc Maxamed.
   Cabdiqani Geele Maxamed.        -W/ku-xigeenada   W.Duulista Hawada
.

15.Cabdishakuur Mire Adan – Wasiir Kuxig.Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda.

.
16.Abshir Saciid Saalax.           – W/ku-xigeenka W.Hawlaha Guud & Gaadiidka.
.

17.Maxamuud Maxamed Shiikh Ibraahim. -W/kuxigeenka W.Arrimaha Gudaha & Dawladaha Hoose.

.

18. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil. – Wasiir Ku-xigeenka W.Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hiddaha & Dhaqanka.
.

19.Yuusif Cali Saciid.             -Wasiir xigeenka Wasaaradda Shaqada,Shaqaalaha iyo Cayaaraha.
.

20. Cabdiraxmaan Diiriye Carab.

Cabdi jaamac Geesood.

.

Wasiir – xigeenada Wasaarada Beeraha & Waraabka.

.

21.Caasha Maxamed Axmed. – Wasiir-Kuxig.W. Arrimaha Haweenka & Qoyska.

.

.
.
Wasiirada,Wasiir kuxigeenada,Wasiira dawlaha Xil ka qaadista Lagu sameeyay.

.

.
1. Axmed Cali Askar.

2. Xasan Faarax Jaamac.

3. Caasha Geelle Diiriye.

4. Cal Saalax Aadan.

5. Cabdi Yaasiin Maxamed.

6. Maxamuud Faarax Maxamuud.

7. Faarax Seed Cilmi.