Home > Tacsi > Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday

Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday

Thursday, September 20, 2012

Laaska News  Sept. 20, 2012

Qunsulkii Soomaaliye ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Adan “Edson” ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalda Nairobi, laguna aasay maanta (Sept. 19).

.

Edson waxaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuun muddo hayay.
.
Sida lagu sheegay warbaahinta oo soo xiganaysa Danjiraha Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Kenya Maxamed Cali Amerika.

.
Sept. 19,2012