Home > Faallo, WARARKA > Kenya Aamini Mayno, Shacabka Soomaaliyeed Ee Kismaayo Colaadda Iyo Qaxa Lagu Wadona Lagama Aamusi Karo

Kenya Aamini Mayno, Shacabka Soomaaliyeed Ee Kismaayo Colaadda Iyo Qaxa Lagu Wadona Lagama Aamusi Karo

Saturday, September 22, 2012

Laaska News  Sept. 22,  2012

Waxaa la yaab leh in shacabka soomaaliyeed nooc uu yahayba, siyaasi, aqoonyahan, madax dhaqameed, culumo, mid kasoo jeeda kismaayo iyo mid kale, mid qabiil sheeganaya, mid kursi doonaya iyo waliba masuuliyiinta dawladda iyo baarlamaankaba, muwaadin caadi ah, intaba la waayo cid kahadasha magaalo dhan oo ay ku noolaayeen kumaankun qof oo maato iyo caruur ah oo la qaxinayo, oo la baqdin galinayo oo la leeyahay magaaladii ay daganaayeen ayaa la weerarayaa oo muddo sanad ku dhaw lagu hayo colaad joogta ah, qiilka loo haystaana uu yahay waxaa laga saarayaa rag haysta dakadda iyo shabaab, wax qof caqli, aqoon, damiir iyo dadnimo leh uu qaadan karo maaha, waxaa la yaab leh hay’adihii caalamka iyo idaacadihii ayaa sheegaya  in dad kumaankun ah ay kaqaxayaan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku sugan yihiin dadkaas haddana Soomaali cid ka hadlaysaa ma jirto.

.

Waxaan soomaalida iyo caalamkaba u sheegaynaa inaanay dadku kawada raali ahayn fikirka khaldan ee ay wataan Kenya iyo inta lasocota, cidduu doono ha noqdee.

.
Ninka aaminsan waxaa lagu baabi’inaya kooxda Shabaab, waxaan leenahay Kenya kuma aaddo raggaas, dagaalo  toos ahna lama gali karto sababtoo ah waqtiga intaa la’eg ma aysan qaadateen, dagaalkana waxaa la qaada maalinta uu jiro shir kadhacaya wadamada gobolka ku yaal ama caalamkaa kale.
.

Waxaannu ka digaynaa in dagaaladaa iyo qaxaa laga wado jubooyinka ay ku baaba’aan dadaan waxba galabsan oo ay ku dhamaadaan qax iyo balanbal, soomaali qaxa wada aragtay dhibta meesha taalana wey aragtaa, waxaanse garan la’ahay waxa loogu fasaxay kenya iyo ciidan la yidhi waxay ka tirsan yihiin ciidanka dawladda, aniguse aan aaminsanahay haddii uu ciidankaasi uu yahay ciidan dawladeed oo awood leh , wuxuu nimankaa ka difaaci lahaa muqdisho iyo inta ku xeeran madaxda dawladda ee ku jira maganta ee leh Baarlamaanka, golaha wasiirada iyo madaxtooyada intaba.
.

Waxaan la soconnaa  in 24 kii saac ee la soo dhaafay qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca leh ee ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

.
Kenya iyo ninkii kale ee leh ciidan qaran ayaan ahay ha yimaado muqdisho oo caasinadda wax haka qabto.

.
Waxaannu ognahay Kenya inuu qorshaheedu yahay inay ku socoto Kismaayo iyo dekadeeda iyo badda ku xeeran, ayna leedahay ujeeddo kafog dagaalkan.

.

Waxaan Soomaalida u sheegaynaa in haddii aad ogolaataan in maatada iyo caruurta la qixiyo ama laysla jiiro ama ay ku baaba’aan hawdka, inaysan ku koobnaanayn qaxo dadkaas iyo magaalada oo kaliya ee maalinba magaalo laga qixi doono, laysna weydiin doono bal cidda soomaali dambe loogu dhuunto.
.

Dagaalkuna uma muuqdo mid ku dhamaanaya kismaayo ee maalinba waxaad maqli doontaan meel heblaa qaraxday oo boqol baa ku dhintay, caalamkuna wax walba hadda farsamadiisii wuu helay wuxuuse xal u la’yahay qof is qarxinaya.
.

Kenya waxay sheegtay in propogaando laga sameeyay oo ay qabiil taageerayso iyo waxyaalo kale, taasi waxaan leenahay waa fududahay ee wax kadaran baad soo wadata, waadna ku jabaysaa haddaadan inta goori goor tahay aadan dhulkii aad garanaysay aadan ku noqon!!!!

.

Ciidan rasmi ah lama diriri karo jabhado usamaysan kudhufo oo ka dhaqaaq u na socda shan shan iyo tobon tobon.

.
Baarlamaanka aan wali is caddayn waxaan ugu baaqaynaa in qorshaha iyo faylka saxiixu ka dhiman yahay ee ay wadato Kenya inaad iska ilaalisaan!!!
.

Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa xubnaha baarlamaanka ku jira ee deegaanada colaaddu ka socoto kasoo jeedaa inaysan ka aamusin oo  cidna aysan kabaqin oo ay dadkooda badbaadiyaan.

.
Darwiish.

.

Laaska News

.

Related Articles:

.

Halkan ka akhri

Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Kismayo ay  (10,000)  oo Qof ay ka carareen Muddo Saddex Asbuuc ah.

UN says over 10,000 fled Somalia’s Kismayo in three weeks amid tension

NAIROBI, Sept. 21 (Xinhua) — The UN refugee agency said on Friday that more than 10,000 people have fled Kismayo in southern Somalia since the start of September fearing the ongoing military operation by the UN-backed African Union forces.

UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) Somalia Representative Bruno Geddo said in a statement issued in Nairobi that some 7,500 Somalis fled the city which in the last four days amid tension.

“In September alone, more than 10,000 people have fled from Kismayo fearing the resumption of fighting. Movements substantially increased on Monday and have been continuing since,” UNHCT said in the statement.

“Some 7,500 people fled the area in the past four days due to growing tensions and belligerent statements,” the statement said.

The AU forces have been battling Al-Shabaab militants that are blamed for bomb and grenade attacks in Kenya, having being pushed out of capital Mogadishu.

The insurgents still control some parts of Somalia especially in the south-central regions including Kismayo, their only remaining bastion.

The UN and international humanitarian agencies have been calling on AMISOM forces to minimize the impact of their ongoing military operation to allow the agencies to help Somalis deal with the impact of drought, as well as the after-effects of famine in some areas.

The statement came after the AU envoy to Somalia on Thursday called on the UN-backed AU forces in the Horn of Africa nation to minimize the potential of civilians being injured during the ongoing military operation to capture Kismayo.

The Special Representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra, reiterated AMISOM’s commitment to minimizing the impact of its operations on the civilian population and urged all forces active in the country to follow its example.

“AMISOM takes its responsibility for the safety of the people of Somalia very seriously and fully understands its obligations to conduct operations without causing undue risk to the local population,” Diarra said in Nairobi.

Diarra said it was only with the support of the Somali people that AMISOM had been able to achieve success in the capital, Mogadishu, and elsewhere.

In its statement, UNHCR said it is closely monitoring the situation around the Somali port city of Kismayo as thousands of city’s residents flee in anticipation of military activities and new clashes.

“Our monitors on the ground report that some civilians fear being used as human shields, should fighting erupt in Kismayo, while others also fear possible retribution in the chaotic aftermath of battle,” said Geddo.

Geddo said most of the internally displaced Somalis are leaving Kismayo and its surroundings on minibuses, adding poorer households undertake the journey in lorries and trucks, in some cases using donkey carts.

The agency said the majority of those displaced are heading to villages in other parts of Kismayo district as well as villages in the neighboring Jilib and Jamame districts. Some are also moving towards Mogadishu and Dadaab refugee camps.

“According to our partners, most of those fleeing Kismayo say that they are planning to return as soon as the situation stabilizes. There are reports of sporadic militia attacks and looting,” Geddo said.

Kenyan soldiers have captured a string of towns leading to Kismayo, the third largest city which is considered the hub of the militant group, Al-Shabaab, which formally merged with the dreaded global terror network, the al Qaida, after several years of pledging loyalty and ideological similarities.

According to UNHCR, the displaced also fear being caught in the crossfire and possible reprisal attacks by armed groups operating in the town.

After two decades of conflict and violence, Somalia remains one of the worst humanitarian crises in the world, generating a large number of refugees, only after Afghanistan and Iraq.

At present, more than 1 million Somalis live as refugees in the neighboring countries. Another 1.3 million are internally displaced across Somalia.

2012-09-21 21:06:31