Home > Baarlamaan 2012, WARARKA > Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)

Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)

Saturday, September 22, 2012

Laaska News  Sept. 22, 2012

Magaalada Muqdisho wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay dabley hubaysan ay ku toogteen fiidkii hore ee caawa (waqtigii salaadda).

.

Xildhibaankan geeriyooda ayaa la sheegay in magaciisa la yiraahdo Mustafe Xaaji Maxamed,warkaa waxaa lagu sheegay warbaahinta dawladda.

.

Waxaa goor dhawayd lagu dilay magaalada muqdisho Xildhibaan  Mustafe Maxamed Cabdullaahi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
.

Sida waxaa sheegtay laanta afsoomaaliga ee VOA da,warkii fiidnimo.
.

Waxay raacisay in xildhibaankaasi uu yahay Aabaha mid kamid ah xaasaska Madaxweynihii hore J F Somalia  Sh. Shariif.

.

Sept. 22, 2012.

Laaska News.