Home > WARARKA > Somalia- Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Wakiilka M Y (Sept.22,2012)

Somalia- Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Wakiilka M Y (Sept.22,2012)

Sunday, September 23, 2012

Laaska News Sept. 23, 2012
Muqdisho, (Sept.22,2012)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay xaruunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed Danjiraha Midawga Yurub usoo magacawday inuu Safiir uga noqdo Waddanka J F Somalia.

.

.