Home > POLITICS, WARARKA > UN Envoy Lakhdar tells UN Council Syria Conflict Worsening

UN Envoy Lakhdar tells UN Council Syria Conflict Worsening

Tuesday, September 25, 2012

Laaska News Sept.  25, 2012

Ergayga Qaramada Midoobay & Jaamacadda Carabta u qaabilsan Suuriya oo warbixintii u horraysay ugudbiyay golaha Amniga ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Isniintii ayaa sheegay in xaaladda Suuriya ay kasii darayso oo dagaalka sokeeye ee Suuriya uu sii xumaanayo,dalkana ay kusii kordhayso dhibaato xagga cuntoda ah (dalka oo ay kasii yaraanayso cuntada) sida waxaa laga sheegay kulan albaabadu uxidhan yihiin oo ay xubnaha goluhu la yeesheen.
.

Waxa uu sheegay inaysan uga muuqan ama uusan u arkayn inay Suuriya iyo mucaaradkuba ay diyaar u ahaayeen in la joojiyo dagaalada, oo ay bilaabaan wadahadalo.

.

Ergay Ibrahim ayaa warbixinta uu ugudbiyayay Golaha waxa ay timid kadib markii uu booqday Suuriya oo uu la kulmay labada dhenac ee Sawladda iyo mucaaradka Suuriya.

.

BBCda yaa iyadoo soo xiganaysa Ergayga Ibraahimi sheegtay inay dadku isbitaalda kabaqaan inay tagaan haddii ay dhaawacmaan.

.

Dhinaca kale dagaalkii ayaa sidiisii usii socda.

.

UN Envoy Lakhdar tells UN Council Syria Conflict Worsening

By: VOR

UN-Arab League envoy Lakhdar Brahimi told the UN Security Council on Monday that the Syrian civil war is worsening and the country faces a growing food crisis, envoys at a closed meeting said.
He stressed that he could not see any evidence that Damascus and the opposition were prepared to stop the violence and start talks.

Brahimi has submitted his report to the UN Security Council on his recent visit to Damascus and meetings with representatives of both the Syrian leadership and the opposition.

Yesterday, he shared his opinion of the trip with UN Secretary General Ban Ki-moon. The report on the results of their meeting reads that the aggravation of the Syrian crisis is a threat to peace and security in the region and the whole world.

AFP, Interfax

Sep 24, 2012