Home > SOMALI NEWS > Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne

Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne

Wednesday, October 3, 2012

Laaska News 3 Oct.2012.

Mogadishu,  Oct.2 (LNA)-Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku tagay socdaalkiisii labaad magaalada Baledweyne ee magaala madaxda Gobolka Hiiraan ee sida ba’an daadadka iyo fatahaaddu ay u wax yeeleeyeen u waxyeeleeyeen dad iyo duunyaba.

.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan waxa uu socdaalkii kan ka horreeyay ku tagay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay 1 dii Octoobar,oo maalin ka hor ah.
.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu kulamo la qaatay waxgaradka iyo masuuliyiinta Gobolka,saraakiisha ciidamada ee halkaa ku sugan intii uu san ku soo laaban magaalada Muqdisho.

.

Laaska News.

.

https://laaska.wordpress.com

Tags: