Home > News, Som Presid > Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM

Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM

Saturday, October 6, 2012

Laaska News   6 Oct. 2012

Muqdisho, Oct.6 – Wararka naga soo gaaraya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Shiikh Maxamuud uu magacaabay Ra’iisaha Wasaaraha Soomaaliya.

.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud uu kaga dhawaaqay munaasabad xaflad ah oo lagu qabtay madaxtooyada Qaranka Soomaaliya uu kaga dhawaaqay
magacaabista PM ka Soomaaliya.

.
Waxaana Madaxweynaha JFS  Dr. Xasan Shiikh Maxamuud u magacaabay PM JFS  Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

.