Search Results

Keyword: ‘Kalshaale’

Kalshaale – Guddi Waxgaradka Reer Buuhoodle oo Shalay Booqday Kalshaale iyo Kulan Masuuliyiin Somaliland oo ka soo jeeda Buuhoodle

Friday, March 11, 2011 Comments off

Laaska News March 11,2011

Kalshaale- Wax garad reer Buuhoodle ah ayaa shalay galinkii dambe booqday  Kalshaale iyadoo ujeedadu ay utageen ay ahayd sida la sheegay inay hubiyaan in barkadaha la’aasay Read more…

Kalshaale: Isku dhac kooban oo shalay galab ka dhacay + DHAGEYSO

Wednesday, March 2, 2011 Comments off

Laaska News March 02,2011.
Hawd- Wararka laga helayo deegaanada Hawdka ayaa sheegaya in shalay galab ay isku soo baxeen dhalinyaro reer Buuhoodle iyo Ciidanka Somaliland ee ku sugan Aaga Kalshaale,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan sida ay ragga dhalinyarada ee ka soo jeeda deegaanada Buuhoodle ay ku tageen aaga Baliga Kalshaale. Read more…

Kalshaale: Barkadihii oo la aasayo,Maxaabiistii iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo – PHOTO

Monday, February 28, 2011 Comments off

 Laaska News Feberuary 28,2011

Baraagihii Kalshaale oo la aasayo iyo goob joogayaal , iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo.

Halka hoose ka eeg Maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii Kalshaale. Read more…

Maxaabiistii Kalshaale oo la siidaayay iyo Baraagihii oo la burburinayo ka eeg VIDEO

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011.

Maxaabistii lagu qabtay dagaaladi ka dhacay kalshaale oo la siidayey iyo baraagihii laga qoday Halkaasi oo la burburiyey. VIDEO Read more…

Maamulka Somaliland oo sii daayay 41 maxaabiis oo u dhashay deegaanka Buuhoodle, aasayna baraagihii Kalshaale. -Ceegaag Online

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011

Warka ku saabsan Maxaabiista lasoodaayay iyo warar dheeraada ah iyo hal nin oo xaalad caafimaad looga reebay laguna magacaabo Read more…

Degdeg:Maxaabiistii lagu qabtay Dagaaladii Colaada Kalshaale ee Somaliland haysay oo caawa soo gaaray Buuhoodle

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011

Buuhoodle (Laaska News)Wararka laga helayo Magaalada Buuhoodle ayaa ku soo waramaya in Maxaabiistii reer Buuhoodle ee lagu qabtay Dagaaladii Read more…

Deg Deg:Ma runbaa in Siilaanyo saacadaha soo socda Aasayo Kalshaale,Maxaabiistii sii daynayo,ciidamadana ka qaadayo – Exclusive Laaska News

Saturday, February 26, 2011 Comments off

Hargeysa (Laaska News) War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in kulamo is daba joog ah oo maalmihii la soodhaafay ka dhacayay  madaxtooyada kadib uu siilaanyo uu ku dhawaaqay in saacadaha soo socda la sii daayo maxaabiistii lagu qabtay deegaanada Read more…

Buuhoodle:Dagaal is tuur tuur ah oo la ga soo sheegayo Colaadii Kalshaale

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 23,2011.

Wararka laga helaya deegaano ka tirsan Buuhoodle ayaa sheegaya in saaka dagaal xabada goos goos ah uu ka dhacay,waxaana uu dagaalkani ku soo Read more…

Buuhoodle:Waa Jihaad Dagaalka Kalshaale – Culumada Gobolka Cayn -AKHRI/DHAGEYSO

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011
Culumada Gobolka Cayn oo kulan balaadhan maanta  ku yeeshay magaalada  Buuhoodle ayaa kawada hadlay dagaaladii dhawaan kadhacay Read more…

Faroole oo ka hadlay Kalshaale,Buuhoodle Laascaanood, iyo Somaliland oo ujawaabtay-Xaabsade VS Faroole :DHAGEYSO

Monday, February 21, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 21,2011. Read more…