Archive

Archive for the ‘10001’ Category

Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Ee Sept.16,2012 (Sawirro)

Tuesday, September 18, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 18, 2012

Caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, maalintii Axadda ee 16 kii Sebtember 2012, waxayna u dhacday si qurux badan,halkan ka daawo qayb kamid ah dhacdadaa taariikhiga ah.

Read more…

Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 10,  2012

(Somali presidential Election  2012)

Banaanbax ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sept. 9, 2012 oo lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed ( Farmajo) oo u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read more…

Somalia -Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub Oo Lagu Dhaariyay Muqdisho -SAWIRRO (Part two)

Tuesday, August 21, 2012 Comments off

Laaska News  August  21, 2012

Sawirrada Munaasabadda lagu dhaariyay  Mudanayaasha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya,munaasanadaas oo la dhacday magaalada Muqdisho.

Read more…

Somalia – Munaasabadda Dhaarinta Baarlamaanka Cusub – SAWIRRO ( Part one)

Tuesday, August 21, 2012 Comments off

Laaska News  August  21,  2012

Waxaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho   lagu qabtay  Munaasabad lagu dhaariyay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya August 20,  2012,waxaana munaasabadda ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed,Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Mr. Mahiga.

 

 

 

 

 

Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Kormeeray Balcad,Lana Kulmay Waxgarad Iyo Warka Warshaddii Balcad- Aug 1,2012 – SAWIRRO

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News  August 3, 2012

Madaxweyne Soomaaliya Md. Sheekh Shariif shiikh Axmed oo socdaal ku tagay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe Aug.1,2012 ayaa lasheegay inuu halkaa kula kulmay waxgaradka kusugan deegaankaas. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Ku Dhawaaqay tallaabooyin ay Dawladdu ka Qaadatay Xaaladda Afgooye – SAWIRRO

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News   July  31,  2012

“Tallaabadaasi waa bilaabatay dadkii lagu eedeeyay dad kamid ahna tallaabo ayaa lagag qaaday intii aan meesha wada joognay”- President Sharif

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Sheekh Shariiff Sheekh Axmed ayaa  jawaab degdeg ah kabixiyay cabashada ay u gudbiyeen shacabka ku dhaqan Afgooye xilli uu shalay uu kormeer gaaban ku tagay magaalada Afgooye kadib markii dadka deegaankaasi ay madaxweynaha iyo wafdigiisii ugudbiyeen eedeymo ku lid ah qaar ka tirsan ciidanka dawladda oo qawlaysi kula dhaqaaqay shacabka halkaa ku dhaqan ee Soomaaliyeed. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Ku Tagay Markii Saddexaad Afgooye (July 30,2012),Kulamana Laqaatay Odayaasha – SAWIRRO

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News July 31, 2012

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal ku tagay magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose  maalintii shalay oo bisha Luulyo ahayd 30,2012 , wuxuuna halkaa kulamo kula qaatay odoyaasha deegaanka iyo mas’uuliyiinta Degmada Afgooye. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Furay Maxjarka Xoolaha Ee Jazeera – SAWIRRO

Sunday, July 29, 2012 Comments off

Laaska News July  29, 2012

Warka Dalka (Warka TFG da)

 

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md  Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo ah 28 /7/2012  xariggaa ka jaray maxjarka  xoolaha ee Jasiira , kuna yaala duleedka magaalada Muqdisho ee Gobolka Shabeelada Hoose.  Read more…

Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka- Sawirro (Part two)

Thursday, July 26, 2012 Comments off

Laaska News  July  26,   2012

 

Furitaankii Shirka Ergada Ansaxinta Dastuurka.

 

 

 

Read more…

Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)

Thursday, July 26, 2012 Comments off

Laaska News  July  26, 2012.

Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka  iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

 

Waxaa  shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas  ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya Read more…