Archive

Archive for the ‘Som Presid’ Category

PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA

Wednesday, October 10, 2012 Comments off

Laaska News  10 Oct. 2012

KAMPALA -Madaxweymaha JFS  Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada kampala ee dalka Uganda ayaa kaqayb galay dabaaldegga maalinta xorriyadda ee Dalka Uganda,kulamana la qaatay Madxweynaha dalka kenya,Uganda, sidoo kalana la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas kusugan. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal rasmi ah kutagay dalka Uganda 8 dii bishan, wuxayna Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisu 9 kii Okt. magaalada Kampala kaga qayb galeen xuska maalinta xorriyadda ee dalka Uganda. Read more…

Advertisements
Tags:

Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda

Tuesday, October 9, 2012 Comments off

Laaska News 9 October 2012
Muqdisho,(Oct.8)-Madaxweynaha J F Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Miqdisho,socdaalkan oo ah socdaalkii ugu horreeyay ee uu madaxweyne Xasan uu ku tago dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay oo ahayd 10 kii bishii hore ee September. Read more…

Somalia’s President Appoints New Somali PM

Saturday, October 6, 2012 Comments off

Laaska News 

Mogadishu, 6 Oct. -Somalia’s president Dr. Hassan Sheikh Mohamud appointed on Saturday “Dr. Abdi Farah-Garad Shirdon”  (Dr.Sai’d) As the country’s Prime Minister, state radio reported.
.

Tags: ,

Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM

Saturday, October 6, 2012 Comments off

Laaska News   6 Oct. 2012

Muqdisho, Oct.6 – Wararka naga soo gaaraya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Shiikh Maxamuud uu magacaabay Ra’iisaha Wasaaraha Soomaaliya. Read more…