Archive

Archive for the ‘Galmudug’ Category

Somalia: Socdaalka R/Wasaaraha Prof Cabdiwali & Kormeerka, Kulamada “Gaalkacyo,Barakacayaasha & Maamulka Galmudug” +SAWIRRO

Wednesday, August 31, 2011 Comments off

Laaska News  August 31,2011
Ra’isulwasaare C/weli Oo Kormeeray Xerooyinka Barakayaasha Gaalkacyo Lana Kulmay Maamulka Galmudug.SAWIRRO

Read more…

Advertisements

Somalia:Dagaal Beeleed Ka Dhacay Koonfurta Mudug

Monday, August 29, 2011 Comments off

Laaska News  August 29,2011                 Warka TFG da
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in deegaanka Dhegtuur uu barqanimadii maanta ka dhacay dagaal Read more…

Somalia:Kulan nabadeed oo lagu qabtay Cadaado

Saturday, July 16, 2011 Comments off

Laaska News  July 16,2011
Kulan qayb ka ah dadaallada lagu nabadaynayo maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta ka furmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Read more…

Somalia:Caalin oo magacaabay Wasiirada Galmudug

Thursday, July 14, 2011 Comments off

Laaska News  July 14,2011

Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta magacaabay qaar ka mid ah Wasiirada maamulkaasi, kaddib markii dhawaan uu kala diray golihii wasiirada maamulkaasi.

Caalin ayaa Wasiirka qorsheynta u magacaabay Maxamed Calinuur Xaaji, halka wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Galmudug uu u magacaabay  Abshir Diini Cawaale. Read more…

Somalia:Warka Mudug -Beelihii dagaalamay oo ogolaaday xabbad joojin

Wednesday, July 13, 2011 Comments off

Laaska News  July 13,2011
Ugaasyo iyo waxgarad ka yimid degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Qaybaha Bulshada gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka aqbaleen xabad joojin la Read more…

Somalia:Xukuumadda oo guddi u xil-saartay xalinta colaadaha gobollada Dhexe

Wednesday, July 6, 2011 Comments off

 War saxaafadeed Baaq Nabadeed

Muqdisho July 5, 2011——-Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay baaq nabadeed u diraysaa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo  dhaliyay dhimasho aad u badan iyo dhaawac. Read more…

Somalia Dagaalo ka dhacay Konfurta Mudug oo Keenay Dhimasho iyo Dhaawac

Sunday, July 3, 2011 Comments off

Laaska News  July 3,2011

Wararka laga helayo Mudug ayaa kusoo waramaya in dagaal dad badani ay ku dhinteen uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Dhagtuure ,layskuna adeegsaday gaadiidka dagaalka. Read more…

Somalia: Wafdi ka socda Q/Midoobay oo ka degay Gaalkacyo

Wednesday, June 22, 2011 Comments off

Laaska News  June 22,2011
Wafdi ka socda Q.Midoobay oo uu hogaaminayo ku xigeenka Ergeyga xoghayaha guud ee Jimciyada Qurumaha ka dhaxaysa u qaabilsan arimaha Soomaaliya  ayaa maanta booqasho ku tegay deegaanno ka tirsan Maamul goboleedyada Puntland, Somaliland iyo Galmudug. Read more…

Somalia:Maleeshiyaad Ilmo yar ku dilay deegaan hoos yimaada Gaalkacyo

Thursday, June 16, 2011 Comments off

Laaska News  June 16,2011
Maleeshiyaad hubeeysan ayaa saaka dad xoolo dhaqato ah ku dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug.

Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in deegaanka lagu raftay oo Read more…

Somalia:Xiisad Colaadeed oo kasoo cusboonaatay Beelo wada dega Mudug

Wednesday, June 8, 2011 Comments off

Laaska News  June 8,2011

Gaalkacyo- Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in saaka ay dabley hubaysani ay weerar ay ku qaadeen dad ku sugnaa goob wax laga cabo oo dhinaca Koonfurta Gaalkacyo ayna ku dileen 4 qof ,13 kalana ay ku Read more…