Archive

Archive for the ‘Shirarka’ Category

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Ee Somalia- War-murtiyeed – (Eng)

Thursday, July 5, 2012 Comments off

War-murtiyeedkii kasoobaxay shirkii koooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ee Soomaaliya ee lagu qabtay  magaalada Rome 2-3 July 2012., kuna qoran afka English – ka.

War halkan buu kudhan yahay hoos ka akhri.

ICG  -Rome/Photo:RM. Read more…

War-murtiyeedka Kasoobaxay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG)

Thursday, July 5, 2012 Comments off

Laaska News 4 July 2012.

by Canab 

Photo:RM

Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xog’haya qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Read more…

Shirkii Rome ICG – Soomaaliya Oo Dhamaaday

Wednesday, July 4, 2012 Comments off

Rome, 3 June  – Shirka kooxda xiriirka caalamiga (International Contact Group -ICG) ee Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah (2-3 June 2012) kasocday Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa lasoo gabagabeeyay. Read more…

Kulan Labaad Oo TFG – SL Ah Kana Heshiiyay Dhaqaalaha, Isku-socodka

Saturday, June 30, 2012 Comments off

Laaska News June 30, 2012

Dubai – Waxaa lagusoo waramayaa in kulan labaad ay yeesheen Madaxweynaha. Somaliya Md.Shiikh Shariif & Pres. SL Mr.Silaanyo June 29, 2012,kulankan oo ka dhacay Dubai oo aan Read more…

Hogaamiyayaasha Soomaaliya Oo Ku Kulmay Dubai – Xiriirka Mustaqbalkooda

Friday, June 29, 2012 Comments off

Laaska News     June 29, 2012

Halkan waxaad ka akhrisaa warbaahintu waxay ka qortay kulankii ka dhacay Dubai.

 

 

Read more…

Warkii Dalka -Shirkii Burcad Badeeda Looga Hadlayey Oo Dubai Lagusoo Gebagebeeyey

Thursday, June 28, 2012 Comments off

Laaska News    June 28, 2012                                 Warka  TFG da

Magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa lagusoo gebagebeeyey Shir looga hadlayey sidii xal loogu heli lahaa Burcad Badeeda Soomaalida ah kaasi oo ay ka qeybgaleen dowladdo farabadan. Read more…

Somalia makes steps towards unitary government

Sunday, June 24, 2012 Comments off

by David Musyoka and Njoroge Kaburo

NAIROBI, June 22 (Xinhua) — Restoration of functioning elected government in Somalia came closer to reality on Friday when various factions signed a draft constitution that will be approved by a Constituent Assembly in July and form the basis of the new elected government when a new president is elected. Read more…

Warmurtiyeedka Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Shirkii Nairobi 20-22 June 2012

Saturday, June 23, 2012 Comments off

Shir ay  saxiixayaasha roadmapka ku yeesheen magaalada Nayroobi 20 – 22 ka June 2012 ayay si wadajir ah waxay uga soosaareen warmurtiyeed sida lagu sheegay warbaahinta qaranka wauxuuna u qornaa sidatan. Read more…

Shirkii Dawladda Soomaaliya,Maamulka Somaliland Oo Ay Kasoo baxeen Qodobo

Thursday, June 21, 2012 Comments off

Waxaa lasoo gabagabeeyay shirkii wadahahadalada ergooyinka Dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland  labada maalmood uga socday dalka ingiriiska,waxaana lagasoo waramaya in wafuudi labada dhinac kasocday ay ku heshiiyeen qodobo dhawr ah sida ay warbaahinta usheegeen gabagabadii Read more…

Shir Looga Hadlayay Nuqulkii Ugu Dambeeyay Ee Dastuurka Oo Lagu Qabtay Kenya

Sunday, June 10, 2012 Comments off

“Datuurka oo loo Wanqalayo Talaadada”
Waxaa lagusoo waramayaa in shir socday muddo saddex maalmood ah oo Looga Hadlay dhamaystirka qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya iyo sidii loo soo daabici lahaa nuqulkii ugu dambeeyay  lagu soo gabagabeeyay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Read more…