Archive

Archive for the ‘WARARKA’ Category

Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay Oo Gaystay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh (Sept.20,2012)

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho shalay maqribkii ay ku dhinteen dad gaaraya 16 qof, ayna ku dhaawacmeen dad kabadan 20 qof oo hadda  lagu dawaynayo isbitaalada muqdisho. Read more…

Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday

Thursday, September 20, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 20, 2012

Qunsulkii Soomaaliye ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Adan “Edson” ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalda Nairobi, laguna aasay maanta (Sept. 19).
Read more…

Warka Dalka -Somalia Oo Ka Baxday Xilligii KMG – QM

Tuesday, September 18, 2012 Comments off

Laaska News   Sept. 17, 2012

Warbaahinta Qaranka oo sheegtay in Qaramada Midoobay ay  ku dhawaaqay inay Soomaaliya ka baxday xilligii kumeel gaarka ahaa. Read more…

Itoobiya “Malez” Oo La’aasay

Monday, September 3, 2012 Comments off

Aug. 2 – R/wasaarihii hore ee Itoobiya Malez  Zenawi ayaa la sheegay in maanta lagu aasay magaalada Addis-Ababa kadib markii dalkaas looga sameeyay baroor diiq iyo kulan ay qayb galeen qaar ka mid ah madaxda afrika.

Somalia -Ciidamada Huwanka Ah Oo Lawareegay Marka

Tuesday, August 28, 2012 Comments off

Laaskanews  August  28, 2012

Muqdisho – Aug.27- Waxaa lagu soo waramaya in ciidamada huwanka ah (TFG da & AMISOM) ay maanta la wareegeen gacan ku haynta magaalada xeebta ah ee Marka ee xaruunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose. Read more…

Venezuela – Dhimashada Qarax Sifayn Shidaal Oo Gaadhay 41 Qof

Monday, August 27, 2012 Comments off

Laaskanews  August  27,  2012

Qarax ka dhacay sifayn Batrool oo ku taala Venezuela, gaystayna waxyeelo farao badan ayaa la sheegay in dadka ku geeriyooday ay tiradoodu gaadhay 41 qof. Read more…

Suuriya-Asad- Waxa Suuriya Kasocda Kuma koobna,Laakiin Waa Qorshe Goblka Oo Dhan Ah

Monday, August 27, 2012 Comments off

Laaskanews August  27, 2012

Madaxweynaha Suuriya Bashar Al-Asad ayaa sheegay in waxa ka jira Suuriya aysan ahayn wax Suuriya kaliya ku kooban ama ku socda laakiin waa qorshe ku wajahan gobolaka oo dhan, sida laga sii daayay TV ga. Read more…

Prof.Galaydh Oo “Gole-Qado-Sharafeed” Kaga Dhawaaqay Inuu U Tartamayo Doorashada “Afhayeenka Baarlamaanka Somalia”

Friday, August 24, 2012 Comments off

Laaska News  August  24.  2012

Prof. Galaydh Oo  u taagan  “Tartanka Doorashada Guddoomiyaha  Baarlamaanka” kuna baaqay “in lagu taageero si uu dalka isbadel uga rido”.


Muqdisho
Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa Gole kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay tartanka doorashada xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isbadel laga dareemi doono dalka ku salaysan sharciga, caddaaladda, maamul-wanaagga iyo kala dambaynta dawladnimo haddii la doorto. Read more…

Suuriya Oo Sheegtay “Falaagada oo Laga Saaray Xalab”

Wednesday, August 22, 2012 Comments off

Laaska News August  22,  2012

Dagaal xooggan oo qaatay laba maalmood ayay ciidamada Suuriya kaga saareen falaagada laba degmo oo ay degaan ama leeyihiin kirishtaanku oo ku yaal caasimadda waqooyiga dalka ee Xalab.

.
Marka loo eego sida ay ku warantay Wakaaladda wararka oo ay leedahay Suuriya ee Al-An tobonaan falaagada ah ayaa lagu dilay Talaadadadii degmooyinka Djeida iyo Tilal. Read more…

Suudaan Diyaarad Ku Burburtay Oo Ay Ku Dhinteen 31 Qof Oo Uu Kujiro Wasiir

Sunday, August 19, 2012 Comments off

Laaska News August 19,2012

Diyaarad ku burburtay dalka Suudaan ayaa la sheegay inay ku dhinteen 31 qof oo uu kujiro Wasiir iyo xubno kale oo waheliyay oo usocday wafdi ahaan inay uga qayb galaan munaasabadda ciidda,sidaana waxaa sheegatay warbaahinta dalka. Read more…