Archive

Archive for the ‘Tacsi’ Category

Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday

Thursday, September 20, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 20, 2012

Qunsulkii Soomaaliye ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Adan “Edson” ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalda Nairobi, laguna aasay maanta (Sept. 19).
Read more…

Advertisements

Tacsi- (Col. Nadalo) Oo Lasheegay in Lagu Dilay Habeen Hore Garowe

Wednesday, July 4, 2012 Comments off

“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun”.

Waxaa lagu soo waramaya in ninka habeen hore lagu dilay Garowe ee warbaahintu ku sheegtay magaciisa Cabdulaahi saalax Maxamed,sidoo kalana la sheegay inuu ahaa ama ahaan jiray taliye Kuxigeen Bolis uu ninkaasi yahay “Col. Nadalo”.
.

Sidoo kalaana laga sheegay BBC da iyo Maamulka Puntland na uu xaqiijiyay geeridiisa,laguna waramay in dabley hubaysan ay toogteen. Read more…

Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Soomaaliya Sh Mukhtaar Oo Geeriyooday

Wednesday, June 13, 2012 Comments off

Inaa Lilaahi Wainaa Ileyhi Raajicuun.

Gudoomiyihii hore ee  Baarlamaanka Soomaaliya ee xukuumaddii ka horreysay kacaanka Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka Kenya shalay oo bishu ahayd 12/6/2012. Read more…

Soomaaliya – Madaxweynihii Hore Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Oo Lagu Aasay Gaalkacyo

Sunday, March 25, 2012 Comments off

Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…

Laascaanood:Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool oo Dabley Ku Toogteen habeen hore ayaa la’aasay shaley

Saturday, October 8, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho  ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…

London:Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle oo Geeriyootey

Thursday, October 6, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON –  Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.

AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fankaayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad  looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…

Somalia:Calanka dalka oo hoos loo dhigayo iyo shaqaalaha dowladda oo fasaxan

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

Wasaaradda arriaha gudaha iyo amniga qarabka ee xukuumadda FKMG ayaa sheegtay in muddo sadax maalmood ah calanka jamhuuriyadda hoos loo dhigayo islamarkaana ay fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda.

Read more…

Somalia:Aas heer Qaran ah oo loo sameeyay Wasiirkii arrimaha gudaha(Sawirro)

Saturday, June 11, 2011 Comments off

Laaska News  June 11,2011

Read more…

Somalia:Wasiirkii arimaha gudaha oo maanta lagu aasay Muqdisho

Saturday, June 11, 2011 Comments off

Laaska News  June 11,2011

Allaha u naxariistee Wasiirkii Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo ku geriyooday Qarax gelinkii danbe ee shalay lagula beegsaday gurigiisa ayaa maanta lagu aasay Qubuuraha Sheekh Suufi ee magaalada Muqdisho. Read more…

Somalia:Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Geeriyooday

Friday, June 10, 2011 Comments off

Laaska News  June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack

MuqdishoWasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta  Read more…