Archive

Posts Tagged ‘Aaas Qaran’

Aas Qaran -“Marxuum Sh Mukhtar” Afhayeenkii Hore Ee Baarlamaanka 1969

Friday, June 15, 2012 Comments off

Photo:RM

Muqdisho – June 15 – Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu aasay,looguna sameeyay aas qaran Alla ha unaxariistee -Marxuum Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya,sidoo kalana noqday kusimihii madaxweynaha Soomaaliya xilligii dalku noqday madaxweyne la’aanta ee u dhaxeysay 15 – 21 Oktoobar 1969. Read more…

Soomaaliya – Madaxweynihii Hore Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Oo Lagu Aasay Gaalkacyo

Sunday, March 25, 2012 Comments off

Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…

Soomaaliya – Xukuumadda Oo Magacawday Guddiga Qabanqaabinta Aaska Qaran Ee Madaxweynihii Hore

Saturday, March 24, 2012 Comments off

Xukuumadda Oo Magacawday Guddi Qabanqaabiya Aaska Qaran Ee Loo Sameeynayo Madaxweynihii Hore

Muqdisho, March 23,2012 -Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday guddi soo diyaariya Read more…