Archive

Posts Tagged ‘Afur-sharafeed’

Madaxwyne Shariif Oo Afur Sharafeed u Sameeyay Haween Soomaaliyeed oo Gudaha Iyo Dibadda Kayimid

Sunday, July 29, 2012 Comments off

Laaska News  July 29,  2012

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh. Axmed oo ay waheliyaan Gabdhaha Koowaad ee dalka iyo Wasiirka Haweenka ee ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya   afur-sharafeed ugu sameeyay haween Soomaaliyeed oo isugu jira kuwo ka yimid gudaha iyo dibadda dalka.

.

Afur- Sharafeedkan oo uu madaxweyne Shariif ku sharfay gabdhaha Soomaaliyeed oo  la sameeyay  28/7/2012 ayaa Read more…