Archive

Posts Tagged ‘Ahlusunna Waljamaaca’

Somalia:Shirkii Dalalka Daneeya Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Copenhagen + SAWIRRO

Thursday, September 29, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 29,2011

Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan xubnaha  ku jira  kooxdan xiriirka caalamiga ah, Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya  oo ay horkacayaan gudoomiyaha golaha baarlamaanka soomaaliya iyo R/wasaaraha kuwaas ooisugu jira wasiiro iyo xildhibaano , waxaa sidoo kale kulanka joogo wafdi ka socdo  dowlad gobaleedyada puntland iyo galmudug iyo ahlusunna waljamaaca. Read more…

Somalia:Ahlusunna oo diidday ka qayb galka shirka Nairobi

Sunday, April 10, 2011 Comments off

Laaska News April 10,2011

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Goholada dhexe ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inaysan ka qayb geli doonin shirka Nairobi, iyagoo ku tilmaamay in shirkaasi uu yahay mid lagu mijo xaabinayo jiritanka Umadda Soomaaliya.

Guddoomiyaha Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca Macalin Max’uud Sheekh Xasan oo Read more…