Archive

Posts Tagged ‘Ahmed M. Mahamoud Silanyo’

Keyse Cabdi Yuusuf & Xubno kale oo u talaabay Somaliland

Tuesday, March 15, 2011 Comments off

Laaska News March 15,2011

Burco (Laaska News) – Wararka laga helayo Magaalada Burco ayaa ku soo waramayaa in Keyse Cabdi Yuusuf oo horay uga tirsanaa SSC inuu shalay Read more…

Maamulka Somaliland oo sii daayay 41 maxaabiis oo u dhashay deegaanka Buuhoodle, aasayna baraagihii Kalshaale. -Ceegaag Online

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011

Warka ku saabsan Maxaabiista lasoodaayay iyo warar dheeraada ah iyo hal nin oo xaalad caafimaad looga reebay laguna magacaabo Read more…

Buuhoodle:Waa Jihaad Dagaalka Kalshaale – Culumada Gobolka Cayn -AKHRI/DHAGEYSO

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011
Culumada Gobolka Cayn oo kulan balaadhan maanta  ku yeeshay magaalada  Buuhoodle ayaa kawada hadlay dagaaladii dhawaan kadhacay Read more…

Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda

Tuesday, November 16, 2010 Comments off

Hargaysa (Laaska News).November 16,2010.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed Maxamed Siilaanyo ayaa masaajidka 26ka Juun Badhtamaha Hargeysa ah kula tukaday  umadda Salaaddii Ciidda adxaa ee saaka.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa ku wa heliyay tukashada Salaadda Ciidda Read more…